Neefsi
Appearance
Neefsi
Neefsi (Ingiriis: Breathing) waa habka noole ama xayawaan - bani-aadamku ka mid yahay - u qaato hawo. Habka Neefsigu waa qaabka neefta ama hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo soo dhex maraysa sanka iyo afka, ka dib dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, dib u soo bixida hawada eey isticmaaleen unugyadu ee kaarboon-labo-ogsaydh.