Jump to content

Afareey

Ka Wikipedia
Maahmaah
Labaaleey
Sadaxleey
Afareey
Shanleey
Lixleey
Todobaaleey
Sideedleey

Afareey waa qeyb ka mid ah Maahmaahda laakiin ka kooban afar qeybood.

  • Afar layskuma daro: Waan guuri; Waan guursan; Geel baan qaadi; Geenyaan gadan.
  • Afar waa afar: Noloshu waa Niyad; Naftu waa qaali; Nacaybkuna waa olol; Nabsigu waa qaraar
  • afarlama eego cowro qaawan

Caad roobad calool buuran iyo col soosocda

Afar Afar baa leh 1-Deeq nin kii baxshaa leh 2-Dal nin kii yaqaan Ba leh 3-Diina Ninki bartaa leh 4-Duunyona Ninkii Dhaqdaa leh