Jump to content

Muusig

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 15:19, 3 Diseembar 2023 ee 41.189.255.214 (wadahadal)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Muusig

Muusigu waa hiddo qaab farshaxan oo adeegsada codka habaysan ee wakhtiga. Muusigu sidoo kale waa nooc ka mid ah mgadadaalada oo isku dhejiya dhawaaqyada si ay dadku u jecel yihiin, u helaan xiiso ama qoob ka ciyaarka. Muusiga intiisa badan waxaa ka mid ah dadka ku heesa codkooda ama ku cayaaraya qalabka muusiga, sida biyaano, gitaarka, durbaannada ama violin-ka.