User:Abdalla bin sheikh
Taariikhda beesha sacad siciid
Sacad waa beel ka tirsan beelwaynta Habargidir hiraab beesha sacad waxay kalayihiin Cabdalle iyo Cawareere, Cabdalle waa curudka
CAWAREERE wyxuu u kala baxaa Wuqujire iyo odow
Faraca wuqujire Waaqjire wuxuu dhalay sadex 1:maxamed oo loo yaqaano sinoole
2:maxamuud oo loo yaqaano lugayare
3:uweys Uweys ayaa farcamay wuxuuna dhalay 1:xasan oo loo yaqaan farale
2:xuseen oo loo yaqaan bahwayn
3:xaylow Xaylow ayaa farcamay wuxuuna dhalay 1:cali xeylow oo loo yaqaan indhayar
2:culus xeylow Culus wuu farcamay wuxuu dhalay sadex
1:hilowle culus
2:ayaanle culus
3:abuukar culus
Faraca odow Odow wuxuu dhalay daa'uud daa'uudna wuxuu dhalay sadex oo kala ah
1:cabdi
2:maxamed
3:culus
Culus baa farcamay wuxuu dhalay mahad iyo muuse: mahad wuxuu dhalay qurdhaale iyo barqadle: muuse wuxuu dhalay nimcaale iyo jalaf
Abdalle
Ayaanle
Jalaf
Hiloowle
Qurdhaale(Rer Suldaan)
Nimcaale
Obakar culus
Farale
Lugayare
Barqadle
indhayar
Bahwayn
Sinoole
reer Cabdi
rer Maxamed
Beeshu waxay dagtaa Soomaaliya, , Gobalada Somalia waxay ka dagtaa Mudug, banaadir galgaduud , Hiiraan, Shabeelada dhexe,shabeelada hoose, Jubada Hoose, Iyo keenya iyo itobiya beeshu waxay si rasmi ah udagtaa Gobalka Mudug iyo gobalka banaadir waana beesha ugu badan ee mudug dagta, Magaaloyinka ay beshu dagto waxaaka mid ah
Galkacyo
Hobyo
Galinsoor
Bandiiradley
Wisil
Afbarwaaqo
Ceelguula
Ceeldibir
Gawaan
Docol
Xerodhagaxley
Galbarwaaqo
Sadex Higlo
Dagaari
Wargalo
Budbud
Bitaale
Bandarqaali
Bajeelo
Gararow
Cafuurda
Xingod
Xaaro
Beeshu waxay caanku tahay Gobanimada soomaaliya iyo xaq u dirirka waxaana ka dhashay rag Halgamayaal ah sida Cabdullahi Ciise oo ahaa Raisul wasaarihii ugu horeyay ee soomaaliya waxana uu ka mid ahaa ururki S.Y.L ee xornimada keenay wuxuna xilala badan kasoo qabtay Somalia,
waxaa kala oo ka mid ahaa halgamaa maxamed cali hurud oo ku magac dheeraa dhagatuur(taalada dhagaxtuur)
Waxaa kaloo ka mid ah Gen Maxamed faarax caydiid oo loo yaqaanay Lion of Africa / libaaxi afrika wuxna xilal badna oo ciidan kasoo qabtay soomaaliya asagoona hogaamiyay dagaalo badan waxaa ka mid ahaa dagaalkii 77 ee dhaxmaray soomaaliya iyo itoobiya wuxuu kaloo hogaamiyay dagaalkii dalka looga saaray siyaad bare iyo kii dalka looga saaray mareekanka.
Waxaa kalo kamid ah Xaaji faarax Cali cumar Oo kamid aha S.Y.L wuxuu na sonoqdya RW kuxigen, iyo wasiirka maaliyada soomaaliya,
Waxaa kalo beesha ka dhashay cisman Xasan Cali (Cismaan caato) oo sonoqday wasiirkii howlaha guud iyo guriyeenta iyo xildhibaan katirsan baarlamaanka oomaaliya,
Waxaakalo kamid Xuseen Maxamed farax Caydiid oo sonoqday Rw kuxigeen ka soomaaliya iyo wiisiirkii arimaha gudaha:
Waxaakalo beesha kadhashay
Cabdulahi Axmad Cadow oo mar noqday wasiirka maaliyada soomaaliya marna ahaa Ambassador musharax madaxwene
Prof Cabdulqaadir maxamed shirwac hogaamiyaha beesha habargidir
Axmed macalin fiqi oo noqday agaasimahii nisa ambaasadoor hadana ah xildhibaan BFS iyo wasiirka amniga galmudug
Waxakaloka midah Ibraahim Xasan Cadoow
Waxaa kaloo beesha ka dhashay
Gen Cabdi Xasan cawaale qaybdiid Oo sonoqday wasiirka gaashaandhiga soomaaliya iyo taliye police iyo madaxwayne Galmudug Hadana ah senator
Waxaa kaloo kamid ah
Cabdikariin Xuseen guuled oo soqoday wasiirka Amniga soomaaliya, wuxuuna kaloo sonoday madaxwayne Galmudug
Waxaa kaloo kamid ah Prof Maxamed warsame kiimiko oo ahaa madaxwaynhii ugu hore yay ee Galmudug,
Waxaakalo kamid ah Axmad Maxamed Caalin oo sonoqday Madaxwayne Galmudug
Waxaakalo kamid ah Axmad ducale geele xaaf oo sonoqday Xildhibaan katirsan Somalia, horeyna u ahaa madaxwaynaha Galmudug
Waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed Cali Nuur ayaa horey u ahaa xoghayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul wasaaraha xiligii labaad ee Cumar Cabdirashiid ee 2015 / 2016, wuxuu kaloo ahaa danjiraha dowladda soomaaliya u fadhiga itoobiya Addis Ababa iyo midowga Africa.
Waxaa kaloo ka mid ah
Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade) Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.
Sidoo kale waxaa ka mid ah
Axmed shire falagle wasiirka warfaafinta galmudug
Cabdinaasir Cabulee musharax Madaxwene hogaamiye xisbi
Waxaa kaloo beesha ka dhashay Maxamed tuulax gudoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasada gobalka banaadir
Xildhibaan kabaweyne AUN Xildhibaan Cabdikarin Qaliif dhalac Xildhibaan ubax tahaliil warsame Saynab xaabsey gudoomiyaha dagmada wardhiigley
Generalada Beesha
General Caydiid
General Caarre
General Afdooje
General Qaybdiid
General Guuled
General Gorod
Genera Ali kadiye
Genaral mustaf mohamud siyaad
Genaral kaniif
Genaral qooja dagaari
taliye malabsade
Taliye cabdi fitaax mire
Culumada beesha 📚
Sheekh salaad cali Axmed
Sheekh Cali cilmi yare
Sheekh yuusuf jimcaale dhalac
Sheekh Cali Afyare
Sheekh Siciid Maxamed Cabdi
Sheekh Cismaan maxamuud bootaan
Sheekh Muxiyadin Xasan ayaanle
Sheekh ilkadahab
Sheekh Cali Fooxle
Sheekh Cabdulahi Calayr
Sheekh Cabdikariin diirshe
Sheekh cabdikariim sheekh cali
Sheeikh mursal cilmi dhagood
Sheekh muxiyadiin bare
Abwaaniinta beesha
Abshir Nuur Abshir (Bacadle)
Maxamed warsame jamac (Tabantaabo)
Abwaan Axmad Cismaan (Burci)
Abwaan Cabdi Bashiir (indhabuur)
Abwaan Sugaal Cabdulle Cumar
Abwaan Daahir Abdulle Calasow
Abwaan Saciid Harawo abwaankii alaifay 1da luulyo labaa midowday
Fanaaniinta beesha 🎻
Kaynaan Abdi wasrsame fanaanka caanka ah
Xalweyste
Maxamed Kabanle
Cabdirisaq Gaadaco
Maxamed Alta
Fartuun Axmad sahal (Birimo)
Fartuun Cumar
Cali Cilmi
Cabdi Khalif.
Abdalla sheikh