Shaam
Shaam (Af Carabi : ar; Af Ingiriis : Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan : suuriya, lubnaan, urdun, Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsan sucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala mida turkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiirada qubrusna, jasiirada u ekahasiinaay iyo ciraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Shaam | |
---|---|
Wadanada iyo deegaanada | Sybrus Israaiil Jordan Lubnaan Falastiin Suuriya Turkiga iyo deegaano kale |
Bulshada | 44,550,926[4] |
Magaca dadka | Reer Shaam |
Luuqadaha | Carabi, Hebrew, Armenian, Circassian, Greek, Kurdish, Ladino, Turkish |
Wakhtiga | UTC+02:00 (EET) (Turkiga iyo Qubrus) |
Xadka shaam
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Xadka dhulka shaam wuxuu ka bariga bada mideteriyanka ilaa xuduudka dhulka Mesobotamiya [5][6][7], Mandiqadaan ayaa kulmineeso maantadaan la joogo Suuriya, Lubnaan, Urdun iyo Falastiinta taariikhiga ahayd, waxaa sii dheer meelo xuduudeed sida Tabuuk oo Sucuudiga dhacdo iyo gobalada suuriya ee lagu daray Turkiya waqtigii gumeestiha Faransiiska.
juqraafi iyo cimilo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]{{hadaadn taqaan ku darso}}
cimilada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Template:Hadaadn taqaan ku darso
Taariikhda Shaam
[wax ka badal | wax ka badal xogta]qaybinta siyaasadeed ee gobolka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]lahjadaha caabiga eelooga hadlo shaam
[wax ka badal | wax ka badal xogta]qaabka nolosha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- reer magaalreer
- baadiyeiyo
- reer guuraaa
Warka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]https://www.nytimes.com/2021/02/23/world/middleeast/syria-assad-economy-food.html https://www.wsj.com/articles/ai-emerges-as-crucial-tool-for-groups-seeking-justice-for-syria-war-crimes-11613228401
sido kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ 1.0 1.1 The Oxford Encyclopedia of Ancient Greece and Rome, Volume 1, p247, "Levant"
- ↑ Microsoft Encarta (2009) "Levant"
- ↑ Oxford Dictionaries Online. "Levant". Oxford University Press. Retrieved 4 April 2015.
- ↑ Population found by adding all the countries' populations (Cyprus, Israel, Jordan, Lebanon, Syria, Palestine and Hatay Province)
- ↑ Kala xiriir halkaan
- ↑ Template:استشهاد ويب
- ↑ Template:استشهاد بدورية محكمة