Jump to content

Seed

Ka Wikipedia
daanyeer iyo seedkiisa ama seed-dabadiisa
Jeerka wuxuu leyahay seed yar

Seed ama seed-dabo waxaa af ingiriis lagu dhahaa tail; ( Af Ingiriis : tail) waa xubin iyo qayb ka mid ah jirka ee xagga dambe ka yaala xayawaanada. Wadarta ereyga seed waa seedyo, ama seed-dabo. Seedka ama seed-dabada waa sifo u gaar ah nafleyda ee lafdhabarley ah. Camalka seedka khaasatan xayawaanada ee badda ku nool waa dhaqdhaqaaq iyo riixid; noolaha dhulka, waxaa camal u ah xubinta seedka wa cayayaanka in la firdhiyo.[1]

Jeerka wuxu seedkiisa u isticmaala siduu xaarka iskaga dhaqi lahaa.

  1. Masashi Hasegawa; Nobuyo Ohtani (February 2014). "Dogs' Body Language Relevant to Learning Achievement". Animals. 4 (1). Azabu University School of Veterinary Medicine: 45–58. doi:10.3390/ani4010045. PMC 4494300. PMID 26479883.