Jump to content

Qaw (buur)

Ka Wikipedia
Qaw ee ku yaala Ingiriis
Qawyo ee ku yaala wadanka Pakistan.
Qawga ugu dheer ee qaarada Yurub ee la yidhaahdo Troll Wall ee wadanka Norway.

Juqraafi ahaan, Qaw (Af Ingiriis : cliff; mountain cliff) wa baaxad ka samaysman daandaan iyo dhagax, oo xagal iyo foorar toosan ama taagan leh. Qawaha buuraha waxay ka unkamaan hanaanka hawada iyo hanaanka muddo dheer ee nabaad-guur iyo cufjiidka ee ku dhacdo ararka buurka. Qawaha buureed waxaa laga helaa buuraha iyo xeebaha. Qawaha waxay ka kooban yihiin dhegaxaha iyo daandaanaha ee awood u leh inay dafirraan nabaadguurka.[1]

  1. Max Pfister: Altromanische Relikte in der östlichen und südlichen Galloromania, in den rheinischen Mundarten, im Alpenraum und in Oberitalien. In : Sieglinde Heinz, Ulrich Wandruszka [ed.]: Fakten und Theorien : Beitr. zur roman. u. allg. Sprachwiss.; Festschr. für Helmut Stimm zum 65. Geburtstag, Tübingen 1982, pp. 219 – 230, ISBN 3-87808-936-8