Jump to content

Miyir-beel

Ka Wikipedia
nin xaajo miyir-beel ku jira

miyir-beelka oo af ingriis lagu dhaho comatose, ( Af Ingiriis : coma) waa xilli dheer ee digtooni la'aanta ee lagu jiro, ama muddo dheer uu miyirka maqan yahay. Qofka miyir-beelka qaba, waa qof aan la toosi karin, waa na qof dareen u lahayn cod, iftiin iyo sifooyinka kale ee dareenka ku saabsan. Qofka miyir-beel ah, waa qof talaabooyinka hurdo iyo hurdo ka toosidda aan lahayn; iyo ikhtiyaarka iyo aayokatalinta waa ka maqan yihiin. Qofka jaadkaas ah, wuxuu marwalba u baahan yahay qof daryeeel siiya.[1]


  1. Daltrozzo J.; Wioland N.; Mutschler V.; Kotchoubey B. (2007). "Predicting Coma and other Low Responsive Patients Outcome using Event-Related Brain Potentials: A Meta-analysis" (PDF). Clinical Neurophysiology. 118 (3): 606–614. doi:10.1016/j.clinph.2006.11.019. PMID 17208048. S2CID 41389741. Archived from the original (PDF) on 2011-08-14. Retrieved 2011-05-11.