Jump to content

Dhurwaa

Ka Wikipedia

Brown hyena
At the Gemsbok National Park, South Africa
Xaalad xanaaneed
Kala soocida cilmiga ah
Noole aan la aqoonsan (fix): Parahyaena
Noocyada: Template:Taxonomy/ParahyaenaP. brunnea
Magaca laba-geesoodka ah
Template:Taxonomy/ParahyaenaParahyaena brunnea
(Thunberg, 1820)
Geographic range
Eray la mid ah[2]
  • Hyaena brunnea Thunberg, 1820
  • Hyaena fusca E. Geoffroy Saint-Hilaire, 1825
  • Hyaena striata A. Smith, 1826
  • Hyaena villosa A. Smith, 1827
  • Hyaena melampus Pocock, 1934

Dhurwaa waxaa af ingiriis lagu dhahaa brown hyena; (Af Carabi : arAf-Laatiin: brown hyaena Af-Taliyaani : iena Af Ingiriis : brown hyena) waa xayawaan duurjoog ah kaas oo cuna hilibka. Dhurwaagu waa nooc waraabe ee xoogan oo ku nool, Namibia iyo wadanka Botswana. Timaha dhurwaaga waa midabka bunni.[3]

Dhurwaaga, waxoo leeyahay, ilko miishaar ah ama goon aad u xoogan. waraabaha, waa xayawaan kala duwan, markii la fiiriyo kuwa ku kala nool aduunka.[4]

Waraabe waxay isku bah yihiin: Cumar, iyo waraabe.

  1. Template:Cite iucn
  2. Template:MSW3 Wozencraft
  3. Heptner, V.G.; Sludskii, A.A. (1989). Mammals of the Soviet Union. Vol. Volume II Part 2. ISBN 978-9004088764.
  4. Chapter 4: Rich Man's Table from David MacDonald’s The Velvet Claw BBC books, 1992