Luuqada Ido
Ido /oʊ/ waa luuqad la sameeyay taasi oo laga soo xigtay Af-Isbaanishka, si ay u noqoto af dadka ku hadla Laatiinka oo dhan fahmi karaan. Af Ido waxaa la sameeyay sanadkii 1907 kaasi oo si toos ah looga soo xigtey luuqada Esperanto.[1]
Xigasho
- ↑ http://esperanto-panorama.net/vortaro/eo-en-u.htm#I. Soo qaatay 12 February 2012. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)