Jump to content

Baariis

Ka Wikipedia
The printable version is no longer supported and may have rendering errors. Please update your browser bookmarks and please use the default browser print function instead.

'Baariis'Paris}}) ama loo yaqaano magaalada iftiinka, Af Faransiis : La Ville-Lumière. Waa magaalo madaxda dalka Faransiiska. Baariis waxay ukala qeybsantahay 20 xaafadood, shacabka neh waxee gaarayaan, ilaa 13.5 milyan oo qof. xaafadkastaana waxa ay u qaybsantaa afar qaybood waxa magalada maamula maayarka dawlada hoose waxa ay kutaalaa Baariis wabiga siin waxa ay leedahay laba gagi diyaradeed oo kal ah (Paris-Charles de Gaulle Airport, iyo Beauvais-Tillé Airport) baariis wax ladeho ma jirto waxaa weeyaan paris wexeena ku taala frans. waa magalada dunida ugu dalxiska badan sanadihi,2000 waxa PARISH dalxis u yimi in ka badan 30 milyan o dalxisyal ah wa magalada jacaylka waxay can ku tahay raxada iyo cadarada waxa ku yala musiyamka calamka ugu wayn Louvre o u yalo,sawir gacmedka qaliga ah e Mona Lisa




sido Kale fiiri