Dafo waa shimbir ween, oo samada ku duusho. shimbirtaan, waxee cuntaa, hilibka xayawaanka. daffada waxaa lagu yaqaanaa, ayada oo samada ku jirto, in ee dolli dhulka joogo, xolli ku daffi karto.