Jump to content

Dafo

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 09:42, 29 Luuliyo ama Luulyo 2010 ee TXiKiBoT (wadahadal | ku darsasho) (robot Adding: ne:चील)
Daffo

Dafo waa shimbir ween, oo samada ku duusho. shimbirtaan, waxee cuntaa, hilibka xayawaanka. daffada waxaa lagu yaqaanaa, ayada oo samada ku jirto, in ee dolli dhulka joogo, xolli ku daffi karto.