Jump to content

Xorta ah

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 15:59, 18 Maaj 2023 ee NicoScribe (wadahadal | ku darsasho) (Noqay bedelaadka 248829 ee sameeyay 2601:48:C501:4AE0:1CF4:EDF8:EC85:BA46 (hadal) ?)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)
Sidoo kale fiiri "Xoriyad"

Xorta ah (Af Ingiriis : free content) waa dhamaan noocyada kala duwan ee shaqo, xirfad, aqoon, cilmi, farshaxan, alifaad iyo noocyada kale ee shaqada taasi oo mulkiilaha (qofka xuquuqda iska leh) u ogol yahay in qof kasta u isticmaalo si ka faa'iideysi. Intaas waxaa dheer, akhbaarta ku jirta dhamaan xeedhasha xorta ah waa kuwo loo isticmaalo si bilaa lacag ah.[1][2] Fekradda xorta ah waa fekrad ku saabsan inaad wax allifi karto taasoo aan ku xirnayn shuruudo ama xakamayn.

Sidoo kale waxaa lagu soo koobaa howl kasta ee si gaar ah looleeyahay sida xuquudka qoraha, faafinta iyo mid dadka kawada dhaxeeysa.

astaanta xuquuqda qoraha
  1. Erik Möller, e.a. (2008). 1.1. freedomdefined.org http://freedomdefined.org/Definition. Soo qaatay 2015-04-20.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Stallman, Richard (November 13, 2008). Free Software Foundation http://www.gnu.org/philosophy/free-doc.html. Soo qaatay March 22, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)