Jump to content

Cutub:Caawin

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 15:45, 28 Diseembar 2016 ee Ismail4all (wadahadal | ku darsasho) (Wuxuu dib u noqay badalkii oo sameeyay Maxamuud ismaaciil (talk) kuna celiyay badalkii ka danbeeyay oo sameeyay Ismail4all)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Cutubyada caawinaada

Wikipedia waa qamus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad usiticmaali lahayd iyo sida uu ushaqeeyo.

Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipedia:ha iyo filosoofiyada ka dembeysa. Waxaa kaloo dheeraad ku ah sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia

Jawaabo ku saabsan su'aalahaan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?

Wikipedia waa qaamuus furan (fasaxan) kaasi oo ay isticmaalayaashiisa si wada jir ah u wada qorayaan. Bogan waxaad ka heli doontaa macluumaad la'xiriira wikipedia:ha, sidii aad u siticmaali lahayd iyo sida uu u shaqeeyo.


Waxaad ka heleysaa waxa ku jiro wikipedia:ha iyo filosoofiyada ka dembeysa. Waxaa kaloo dheeraad ku ah sida aad wax uga bedeli lahayd maqaalada qoran iyo warbixin ku saabsan bulshada wikipedia

Jawaabo ku saabsan su'aalahan. Sidee loo dhaqmaa marka la'joogo wikipediaha? Maqaalo noocee ah ayaa lagu qorikaraa wikipediaha?