Jump to content

Beijing

Ka Wikipedia

Coordinates: 39°54′23″N 116°22′47″E / 39.90639°N 116.37972°E / 39.90639; 116.37972

Beijing

Beijing (北京) waa magaalo madaxda wadanka Shiinaha. magaca Beijing micnihiisa waa (waqooyiga Caasimada), micnaha "Nanjing" (南京) neh waa (Koonfurta caasimada). magaalada Bejjing waxee eheed magaalada ugu ween aduunka ilaa sanadka marka oo ahaa 1828ii iyo wixii ka horeeyay.