Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Daawo
Appearance
Content deleted Content added
No edit summary |
No edit summary Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada |
||
Safka 1: | Safka 1: | ||
'''Daawo'''' |
'''Daawo'''' |
||
[[File:12-08-18-tilidin-retard.jpg|thumb|Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.]] |
[[File:12-08-18-tilidin-retard.jpg|thumb|Noocyo kala duwan oo daawada ka mid ah.]] |
||
'''Daawo'''' ama '''Dawo''' ([[Ingiriis]]: Medicine ama Pharmaceutical Drug) waa walax kimiko ka samaysan [[isku dhis]]yo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto [[xanuun]]. |
'''Daawo'''' ama '''Dawo''' ([[Ingiriis]]: Medicine ama Pharmaceutical Drug) waa walax kimiko ka samaysan [[isku dhis]]yo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto [[xanuun]]. |
||
Dawada waxa laga qaataa [[af]]ka, qaar kale waa la isku mudaa, kuwo kalena waaba la ismariyaa. |
Dawada waxa laga qaataa [[af]]ka, qaar kale waa la isku mudaa, kuwo kalena waaba la ismariyaa. |
||
Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid [[dareere]] ah, sida [[sharoobo]]oyinka; iyo mid [[adke]] yaryar ah sida [[kiniin]]ka. |
Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid [[dareere]] ah, sida [[sharoobo]]oyinka; iyo mid [[adke]] yaryar ah sida [[kiniin]]ka. |
||
Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa [[dhir]]ta, [[macdan]]ta, [[xoolo|xoolaha]], kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno [[bad]]aha. |
Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa [[dhir]]ta, [[macdan]]ta, [[xoolo|xoolaha]], kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno [[bad]]aha. |
||
* [https://www.jw.org/en/medical-library/bloodless-surgery-medicine/ Medicine and Surgery] |
|||
* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/1200273739 Medicine] |
|||
{{Gumud}} |
{{Gumud}} |
Bedelaadkkii ahaa 16:18, 24 Nofeembar 2021
Daawo'
Daawo' ama Dawo (Ingiriis: Medicine ama Pharmaceutical Drug) waa walax kimiko ka samaysan isku dhisyo dhowr nooc ah, taas oo loogu talo galay ineey la dagaalanto xanuun.
Dawada waxa laga qaataa afka, qaar kale waa la isku mudaa, kuwo kalena waaba la ismariyaa.
Guud ahaan, dawadu waxay u kala baxdaa labo nooc: mid dareere ah, sida sharoobooyinka; iyo mid adke yaryar ah sida kiniinka.
Intaas waxaa dheer, daawada waxa laga sameeyaa dhirta, macdanta, xoolaha, kimikooyin la isku darey iyo xataa waxyaabo laga keeno badaha.