Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Kun Habeen Iyo Habeen

Ka Wikipedia
y Hawaan12 moved page Kun Habeen Iyo Habeen to Kun iyo Hal Habeen
y Kali duul moved page Kun iyo Hal Habeen to Kun Habeen Iyo Habeen over redirect: u qoray sida saxda ah
(No difference)

Bedelaadkkii ahaa 08:52, 11 Maaj 2016

Kun Habeen Iyo Habeen

Kun Habeen Iyo Habeen (Af Carabi : ar‎, Af Ingiriis : Arabian Nights, ama One Thousand and One Nights) waa qaybo badan oo kala duwan oo Sheekooyin shacbiyadeed ah.waa ilaa 200 oo qiso oo gabayana ay kujiraan.Kun habeen iyo habeen waxa lasheegaa in ay tahay qiso aad iyo aad u da wayn laakiin taariikhda casriga ah ee ay gaadhay caalamku waa qarniyadii dhaxe kadib markii qoraagii Faransiiska ahaa ee looyaqaanay Antoine Galland uu Afka Faransiiska ku turjumay.Qisooyinka Kunhabeen iyo Habeen waxa loo isticmaalay aad iyo aad gaar ahaan waxaa laga qoray buug badan oo kuwa ciyaalka ah waxa kale oo laga sameeyaya Aflaam.


Laakiin marka la eego Dhabahaan xiliga aytimi qisadani iyo sid ay kutimi may ahayn sidan ay hada inagusoo gaadhay.laakiin waxa ay soomartay marxalado marba waxaa lagusoo daray qayb.waxa ay qaadatay wakhti aad iyo aad u dheer.